Store Manager
Hargeisa,
Somalia
Hargeisa,
Somalia
We are hiring an experienced and motivated Store Manager to lead the team at Jaalala. You will be responsible for the day-to-day operations, ensuring excellent customer service, and driving sales growth in our IAK Mall location.
Waxaan raadinaynaa Maamule Dukaan (Store Manager) khibrad leh oo firfircoon si uu u maamulo dukaanka Jaalala. Qofka aan raadinayno waa inuu noqdaa hogaamiye wanaagsan, ilaalin kara habsami u socodka shaqada, isla markaana kordhin kara iibka.

Responsibilities
- Manage daily store operations, inventory, and cash handling
- Train, supervise, and motivate sales staff to perform their best
- Ensure high levels of customer satisfaction through excellent service.
- Maintain store cleanliness and ensure products are displayed attractively
- Create reports on sales results and staff performance
Must Have
- Previous experience as a Store Manager or Retail Supervisor
- Strong leadership and organizational skills
- Good communication skills in Somali and English
- Basic computer skills (Excel/POS systems) are an advantage
Shaqada
- Ciwaanka Shaqada: Maamulaha Dukaanka (Store Manager)
- Magaca Dukaanka: Jaalala
Goobta: IAK Mall (Ibrahim Dheere),
Jigjiga Yar, Hargeysa
Faahfaahinta Shaqada:
Waxaan raadinaynaa Maamule Dukaan (Store Manager) khibrad leh oo firfircoon si uu u maamulo dukaanka Jaalala. Qofka aan raadinayno waa inuu noqdaa hogaamiye wanaagsan, ilaalin kara habsami u socodka shaqada, isla markaana kordhin kara iibka.
Masuuliyadaha Shaqada:
- Maamulida hawl maalmeedka dukaanka, alaabta (inventory), iyo lacagta.
- Tababarida iyo dhiirigelinta shaqaalaha si ay shaqada u gutaan si heer sare ah.
- Xaqiijinta in macaamiisha loo sameeyo soo dhawayn iyo adeeg aad u wanaagsan.
- Ilaalinta nadaafada dukaanka iyo habaynta alaabta (display).
- Diyaarinta warbixinada iibka iyo waxqabadka shaqaalaha.
Shuruudaha:
- Waa inuu leeyahay khibrad hore oo maamul ama ganacsi ah.
- Waa inuu leeyahay xirfad hogaamineed iyo mid isku-dubarid.
- Waa inuu ku fiican yahay xidhiidhka (Af-Soomaali iyo English).
- Aqoonta Computer-ka (sida Excel) waa mid la doorbidayo.
Our Product
What We Offer
At Jaalala, we value our employees and offer a place where you can grow and become an integral member of the team. Each employee has the opportunity to see the impact of their work and make a real contribution to the company's success. Throughout the year, we organize various activities, including weekly team-building events, monthly gatherings, and more.
Perks
A full-time position
Attractive salary package.